This is the Somali languard edition of the book Live With the Quran. Here is the Somali description of this book:
"Weli inta aad goonni u fadhiisatay ma ka fikertay oo ma is weydiisey Quraanka iyo nuxurka uu xambaarsan yahay ama farriinta uu gudbinayo? Haddaba u oggolow buuggan [La Nooloow Quraanka] in uu kuu noqdo hage kugu nuurinaya ama kugu hanuuninaya
aayado ka mid ah kitaabka Alle ee Quraanka. Dhiganahan "La Nooloow Quraanka," waa
safar aynnu la geli doonno ama kula rafiiqi doonno Quraanka, si aynnu u daalacanno,
waxa uu Rabbigeen inaga rabo ee inaga doonayo.
Dhiganahan "La Nooloow Quraanka," waxa uu [akhriste] ku guddoonsiin doonaa miftaaxii aad ku furan Iahayd Quraanka, weliba isaga oo farta kaa saari doona ama kuu dhiibi doona, ilo-xogeedyo sugan, si aad dhab ahaan ugu fahamtid Quraanka.
U daa, ama u oggolow Quraanka, in uu kaa shaafiyo - oo si wacan kaaga jawaabo su'aalaha maankaga gubaya ama maskaxdaada ka dhex guuxaya".

La Nooloow Qur'aanka
130
La Nooloow Qur'aanka
130Paperback
Product Details
ISBN-13: | 9798349561528 |
---|---|
Publisher: | Saciid Cusmaan |
Publication date: | 09/17/2025 |
Pages: | 130 |
Product dimensions: | 6.00(w) x 9.00(h) x 0.31(d) |
Language: | Somali |